berberatoday.com
“Dugsiga Abaarso Somaliland Iyo Caruurteeda Mapka Aduunka Meelbay Kaga Qorteen, Dadka Eedaynayaana..” Marwo Ilhaan.
August 27, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii hore ee waaarada qoyska iyo Arimaha bulshada Somaliland ee xukuumadii Axmed Siilaanyo Marwo Ilhaan Maxamed jaamac Ayaa ka hadashay dugsiga Abaarso oo qaarkamid ahi bulshada reer Somaliland dhaliilo iyo dacaayado raqiisa ujeedinayaan.

Marwo Ilhaan ayaa dadka Dugsiga abaarso Iyo jaamacada barwaaqo ku tilmaamtay kuwo ka xun horumarka Somaliland islamarkaana lid ku ah doorka ay abaarso gaadhsiiyay ardayda reer Somaliland oo jaamacada caalamka ugu qaalisan dhigta.

Dhanka kale Marwo ilhaan ayaa ka hadashay gabadha maamulka ka ah jaamacada barwaaqo oo eedo loo jeedinayay.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews