Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi Oo Digniin Siyaasadeed U Diray Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee WADDANI Iyo UCID
August 29, 2021 - Written by admin
“Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka, waa in aanay seegin in guushii wadareed ee ay ka gaadheen doorashooyinkii wakiillada iyo deegaanku, aanay ifafaale iyo udub-dhexaad u ahayn odoroska natiijada doorashada madaxtooyada ee soo socota..”