“Dadka Keenaya Dalka Maandooriyaha Halista Ah, Waxaan Leeyahay Akhiradiina U Tudha…”Xildhibaan Maxamed-weli Warsame Cali
August 30, 2021 - Written by admin
Hargeysa(berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed-weli Warsame Cali, oo ka mid ah Muddanayaasha Golaha Guurtida, ayaa ka digay mandarooriyaha, gaar ahaan Khamriga iyo Xashiishada, waxaanu ugu baaqay dadka sida tuugnimada ah dalka u soo galinaya inay ALLE ka baqaan oo akhiradooda u tudhaan, waxaanu si gaar ah ugu mahadnaqaya Ciidamada Bilayska oo uu tilmaaamay inay xil dheerad ah iska sareen sidii ay u qaban lahaayeen mandarooyiaha.