Doon Siday Qaxoonti Tiro Badan Oo Yemeniyiin Iyo Somali Isugu Jira Soo Gaadhay Berbera!
August 30, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)–177 qof Oo Qaxoonti Yemeniyiin ah ayaa Galabta kasoo degay dekeda berbera oo ay keentay doon siday kuwaasi oo kasoo cararay dagaalada wali ka socda dalka Yemen.

