berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Oo Hadashay Wararka Sheegaya Inay Qaabilayso Qoxooti Reer Afghanistan Ah
August 30, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumada Somaliland ayaa warar aan rasmi ahayn ku tilmaantay wararka sheegaya, in Somaliland ay qaabilayso qoxooti reer Afghanistan ah sida ay baahisay wakaalada wararka ee AFP.

Wasiirka warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo waraysi siiyay BBC Somali, ayaa sheegay in anay xukuumada Somaliland waxba ka ogayn wararka sheegaya in qaxooti reer Afghanistan ahi Somaliland imanayaan, isla markaana aanay jirin xog rasmi ah oo xukuumadu arrinka warbaahinta ka siisay.

“Waxa laga yaaba in ay yihiin warar aan diblumaasiyada iyo saxafiyiinta soo dhaafin, lakin warka ah in Somaliland qaxooti Afghanistan ah qaabilayso, anagu warka mahayno, wararka laysla dhex marayaana waa warar aan wali ilo rasmi ah oo dhinacyada ah aan kasoo bixin” ayuu yidhi wasiir Koore.

Wakaalada wararka AFP ee laga leeyahay dalka Faransiiska, ayaa warbixin ay daabacday 27 bishan ku sheegtay in sarkaal ka tirsan wasaarada arrimaha dibada Somaliland, oo aan magiciisa la sheegin, uu u sheegay in Somaliland ay qaabilayso qayb ka mid ah qaxootiga reer Afghanistan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews