Duqa Hargeysa Oo Shaqaalaysiiyay Wiil Yar Oo Khashin Dooxa Kaga Gurayay Gaadhi Dameer Uu Leeyahay
August 31, 2021 - Written by admin
Mayar Cabdikariim Axmed Mooge oo hadal kooban Ka Yidhi shaqaaleysiinta Wiilkan oo lagu Magacaabo Abokor ayaa Yidhi”Kadib markaanu aragnay Dadaalka iyo Wadan jacaylka ka muuqda Abokor waxaanu u qaadanay shaqaale ka mid ah Dawladda Hoose ee Hargaysa gaar ahaan waaxda ilaalada Dooxa iyo ka warhaynta Bilicda Dooxa Hargaysa.