“Hadii Aynu Doonayno In Bulshada La Wacyi Galiyo, Waa In Warbaahinta Dawlada Iyo Ta Madaxa Banaan Iskaashadaan”Wasiir Sacad Cali Shire
August 31, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasarada maaliyada Somaliland sacad cali shire oo ka hadlay shir wadatashi oo wasaarada warfaafintu qabatay ayaa isbarbar dhig ku sameeyay warbaahinta madaxanaan iyo ta dawladu maamusho iyo farqiqa udhexeeye.