Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Qaabiley Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Katirsan Golaha Wakiilada Somaliland.
August 31, 2021 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele Ayaa qasriga Madaxtooyada jabuti ku qaabiley xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo kamid ah golaha wakiilada somaliland ee cusub oo safar ku jooga caasimada jabuuti.
