Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Warshada Daqiiqda Ee Boodhari Mills Oo Laga Hirgaliyay Duleedka Magaalada Abaarso Ee Galbeedka Hargaysa.
August 31, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici oo ay weheliyaan gudoomiyaha golaha Wakiilada Cabdirasaaq Khaliif Wasiirka Wasaarada Ganacsiga Saajin ayaa maanta xadhiga ka jaray warshada Daqiiqda Ee Boodhi Mills oo laga hirgaliyay duleedka magaalada Abaarso ee Galbeedka Caasimada Somaliland.


