Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Oo Ka Hadashay Masaajid Dayacan Oo Bulshada Ag Dagani Ka Dayriyeen Xaalkiisa
August 31, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada diinta iyo awqaafta ayaa ka hadashay masaajid ku yaala hargaysa oo dayacan ismarkaana dhismihiisa habeenkii dhalinyaro iskugu timaado kaasi oo ay bulshada ag degani baaq usoo direen xukuumada.