Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Wasiir Kuxigeenka Arimaha Dibada Somaliland, Muxuuse Ka Yidhi Qaxoonti Afganistan Ah Oo La Keenayo Dalka Iyo Eedaha Xisbiga Wadani”Daawo Muuqaal
September 1, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Liibaan Cismaan Uuusuf Ayaa Lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya oo la xidhiidha wasaarada oo mudo bilaa wasiir ah eedaha xisbiga wadani usoo jeediyeen wasaarada.
