Xisbiga Wadani Oo Ka Dareen Celiyay Kulankii Uu Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Layeeshay Xildhibaan Barkhad Batuun.
September 1, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari oo kamid ah Masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah Ee wadani ayaa Dareen Celiyay kulan uu caasimada jabuuti madaxwayne ismaaciil cumar geele kula yeesheen xildhibaan barkhad jaamac batuun oo kamid ah xildhibaanada xisbiga uga soo baxay gobolka maroodi jeex uguna cod badan xildhibaanada cusub ee golaha wakiilada ee somaliland.
