berberatoday.com
Hanti Dhowraha Guud Ee Dawlada Xamar Oo Amar Culus Dul Dhigay Wasiirka Warfaafinta Somaaliya Cismaan Dube. M
September 2, 2021 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Hanti-dhowrka guud ee Soomaaliya, ayaa ku Eedeeyay wasiirka warfaafinta Somaaliya, inuu si cad ugu xad Gudbay nidaamka dowliga ah islamarkaana uu sifo sharci darro Ah ku Bixiyay qeybo kamid ah dhulka tiyaatarka qaranka.

War-saxaafadeed kasoo baxay hanti dhowrka Guud ee somaliya  Ayaa lagu faray wasiirka warfaafinta Inuu si degdeg ah usoo Saaro qoraal rasmi ah oo lagu joojinayo heshiiskii ay Wasaaraddiisu la gashay Shirkad gaar ah oo lagu wareejiyay Dhulka tiyaatarka.

Hanti dhowrka guud wuxuu u digniin u diray cid kasta oo Katirsan hay’addaha dowladda, oo isku dayda In ay heshiis Baalmarsan dastuurka iyo nidaamka dowliga ah ku maamusha Hantida qaranka.

HALKAN KA AKHRI WARSAXAFADEEDKAN HANTI DHAWRAHA GUUD;

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews