Xarun Caafimaad Oo Nooceegu Ku Cusub Yahay Dalka Oo Laga Furay Magaalada Hargaysa Iyo Adeegyada Ay Siinayso Dadka Qaba Xanuunada Dhiig Karka Iyo Macaanka”Daawo Muuqaal
September 2, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka Kuxigeenka Caasimada hargaysa ,Xildhibaano Iyo masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay Munaasibad xadhiga lagaga jarayay xarun caafimaad oo nooceegu ku cusub yahay Somaliland taasi oo bixin doonto Adeegyo lagu nafaqaynayo hooyada iyo dhalaanka iyo Daryeelka dadka qaba xanuunada Macaanka Iyo Dhiig Karka oo ka heli doono cuntooyin muhiim u ah isticmaalkoodu iyo talooyin caafimaad.qurxinta dumarka iyo dhimista miisaanka buurnimada,


