Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Prof Cismaan Ciise Cawaale”Daawo Muuqaal
September 3, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle ha,unaxariistee waxaa maanta Aas qaran xabaalaha Malowle ee galbeedka magaalada hargaysa loogu sameeyay Marxuum Prof Cismaan Ciise Cawaale oo kamid ah madaxda jaamacada hargaysa oo habeenkii xalay ku geeriyooday magaalada hargaysa.
