Al-shabaab Oo Si Cad Ubeenisay Iney Dileen Ikraan Tahliil Faarax Oo Haayada Nisa Dilkeeda Ku Eedaysay.
September 4, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa si cad u shaaciyay ineysan wax lug ah ku laheyn Dilka Ikraan Tahliil Faarax oo ay Xalay hay’adda Nabadsugida Qaranka Soomaaliyeed sheegtay iney Al-Shabaab dileen Ikraan Tahliil oo mudo laba bilood ah lagu weysanaa nolol iyo geeri horayna uga tirsaneyd hay’adda NISA.
