“Madaxwayne Isku Badal Aad Ku Samayso Wasiiradaadu Micno Ma Samaynayso, Balse Adiga Ayaa Badal Ubaahan, Reer Awdalna..”Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Gobolka Awdal
September 6, 2021 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee gobolka Awdal ayaa ka hadlay isku shaandhayntii uu madaxwaynuhu golihiisa wasaarada ku sameeyay iyo sida Ay reer awdal u arkaan
Sidoo kale gudoomiye suldaan ayaa maadxwayne biixi ku eedeeyay in uu reer awdal wali col layahay islamarkaana uu kag abaxay balantii saami qaybtiga ee uu reer awdal uqaday wakhtigii doorashada balse uu ku balan furay