Dawlada Kenya Oo Soo Magacowday Wakiilka Ufadhiyi Doona Caasimada Somaliland.
September 7, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Kenya ayaa soo magacowday wakiilka ufadhiyi doona xafiiska ay ka furayso caasimada Somaliland ee hargaysa kaasi oo ay weheliyaan sedex masuul oo kale kuwaasi madax ka ah waaxaha xafiiskeeda Somaliland.
