berberatoday.com
Midowga Africa Oo Canbaareeyay Afgambigii Ka Dhacay Dalka Guinea.
September 7, 2021 - Written by admin

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Midowga Afrika ayaa cambaareeyay afgembigii milateri ee ka dhacay dalka Guinea, wuxuuna ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo Madaxweyne Alpha Conde.

Bayaan ay si wada jir ah usoo saaareen madaxweynaha Midowga Afrika, Felix Tshisekedi, iyo Guddoomiyaha Midowga Afrika, Moussa Faki ayaa looga horyimid tillaabada ay qaadeen ciidanka dalka Guinea.

Bayaan ayaa ugu baaqay golaha nabadda iyo ammaanka ee Midowga Afrika in ay yeeshaan kulan degdeg ah oo looga hadlayo xaaladda cusub ee Guinea, si looga qaaato go’aan ku habboon.

Ciidamada dalka Guinea ayaa shalay ku dhawaaqay inay xireen madaxweynihii dalkaas, iyagoo sidoo kalena joojiyay shaqadii xukuumaada iyo dastuurkii dalka.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews