Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Hadalkiisii Uhoreeyay Eedo Culus Ugu Jeediyay Warbaahinta!
September 7, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta somaliland ee dhawaan uu madaxwayne Bixi umagacaabay xilka Wasiirka diinta Iyo Awqaafta Sheekh Cabdirisaaq Sheekh Xuseen (Albaani) ayaa hadalkii ugu horeeyey ee uu fagaare ka jeediyay intii xilka loo magaacabay kadib wuxuu eedo ujeediyay warbaahinta isagoo sheegay in aanay banaanayn in la caayo madaxda.
