berberatoday.com
Inka Badan 150 Qof Oo Macaluul Ugu Dhintay Gobolka Tigrey.
September 8, 2021 - Written by admin

Mekkelle(Berberatoday.com)-Macaluusha ayaa gaadhay heer halis ah gudaha gobolka Tigrayga ee waqooyiga Itoobiya xili weli dagaalka goolku uu socdo.

Maamulka Tigrayga ayaa sheegaya in 150 qof ay u dhinteen macaluul iyo gaajo saacadihii lasoo dhaafay.

Xaaladda bini aadamtinimo ee gobolka ayaa ah mid cakiran, iyadoo dawladda dhexe ay beeninayso is hor taag ay ku samaysay gargaarka loo waday dadka baahan ee colaaduhu ay guryahooda ka saareen.

Atinkut Mezgebo, madaxa beeraha iyo dalaga ee TPLF ayaa warbaahinta u sheegay in xoolaha iyo dadkuba ay dhimanayaan gudaha gobolka, iyadoo xaaladu ay kasii xumaan karto sida ay imika wax yihiin. Wuxuu ku baaqay in dawo degdeg ah lala gaadho dadka iyo xoolaha.

“Dadka ayaa ku dhimanaya hortayada iyadoo cuno yaraani ay hayso caruurta iyo dumarka” ayuu Atinkut Mezgebo u sheegay waraahinta BBC qaybteeda ku hadasha afka Amxaarada.

Nus malyuun qof ayaa guud ahaan gobolka Tigrayga halis ugu jira in ay u dhintaan gaajo halka 5 milya oo kale ay siyaabo kala duwan u saameeyeen colaaduhu una baahaniyihiin dawo iyo gargaar kale.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews