Wasiiro Xukuumada Katirsan Oo Soo Kormeeray Jidka Isku Xidhaya Itoobiya Iyo Somaliland Ee Magaalo Xuduudeedka Wajaale”Daawo Muuqaal
September 8, 2021 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka maaliyada Somaliland oo ay weheliyaan wasiirada isgaadhsiinta ,ganacsiga xildhibaano katirsan golaha wakiilada iyo madax ka socotay shirkada dhisaysa wadada corridorka ayaa soo kormeeray halka aymarayso wadadani iyo gudaha magaalada wajaale oo la qorshayanaya in ay mustaqbalka wadadu dhinac kamari doonto magaalada.
