Maayarka Caasimada Oo Gudoomiyayaal Cusub Umagacaabay Degmooyinka Hargaysa.
September 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa maanta xilalkii ka qaaday gudoomiyayaashii degmooyinka hargaysa isagoo kuwa cusubna umagacaabay
Halkan kaga bogo magacaabista gudoomiyayaasha degmooyinka hargaysa;