“Shaqada Ay Wasaaraddani Qabato Ee Macdanta, Tamarta Waligayba Waan Jeclaa, Wax Badanna Waan..”Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Macdanta Iyo Tamarta”Daawo Muuqaal
September 11, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka cusub ee wasaarada macdanta iyo tamarta Somaliland Cabdilaahi Faarax Cabdi oo xilka la wareegay Ayaa ka sheekeeyay sida uu ujeclaa in uu mar n ka shaqeeyo wasaaradan isagoo amaanay agaasimaha wasaarada oo uu sheegay in uu yahay khabiir wasaarado badan kazoo shaqeeyay,
