Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalo Culus Oo Udhexeeya Dawlada Itoobiya Iyo Xoogaga TPLF
September 11, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dagaalada udhexeeya dawlada itoobiya oo kaashanaysa jabhada Axmaarada iyo xoogaga TDF Ayaa Labadii todobaad Ee lasoo dhaafay Sida wararka laga helayo aagaga dagaalku waxay sheegayaan in uu jiray, ismarin waa labada dhinac ah iyadoo dagaalku aanu istaagin, balse maanta ayuu xaalku isbadalay sida lasoo warinayo kadib markii ay iskaga hor yimaadeen dagaalo culus oo sobobay dhimasho iyo maxaabiis dagaal oo lakala qaybsaday.
