Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ah
September 12, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka oo ay weheliyaan wasiirkuxigeenka wasaarada waxbarashada ayaa sirasmi ah ushaaciyay natiijada imtixaanada ardayda fasalada afraad ee dugsiyada sare iyo fasalada 8aad ee dugsiyada dhexe.