“Gabiley Way Ku Khasaartay Xisbiga Kulmiye Cay, Godob Iyo Tuhun Waxaan Ahayna Kama Ay Dhaxlin”Prof Meecaad. Profesor Meecaad”Daawo Muuqaal
September 13, 2021 - Written by admin
Canada(Berberatoday.com )-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad Oo kamid ah Aqoonyahan reer Somaliland Ee ku dhaqan dalka Canada Ismarkaana kamid ahaa Hormuudkii halgankii dib uxoraynta Somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in xisbiga wadani iyo xukuumadu bulshada lasoo hor fadhiistaan yooyootan iyo eedo ay iskugu jeedinayaan cidbaa somaliya ah iyo wasiirada qaar ayaa danahooga ku ah Somaliland taasi oo ceeb ku ah in shacabka lala horyimaado arimahaasi.
