Ganacsade Maxamed Jabuutawi Oo Soo Bandhigay Tirada Dadka Lagu Dilay Laascanood Iyo Sida Aanay Xukuumadu Waxba Uga Qaban”Daawo Muuqaal
September 16, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ganacsade Maxamed Jabuuti Oo kamid ah ganacsada reer Somalilad ee asoo jeeda gobolka sool ayaa wax lalayaabo ku Tilmaamay in xukuumada somaliland waxka qaban kari waydo Dilalka marwalba ka dhaca magaalada laascanood oo aan Markaliya aanay sheegin cid loo qabtay falalkaasi.
