Madaxweyne Ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Marxaladihii Dalku Soo Maray Iyo Xaaladda Maanta
September 17, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne ku-xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa sheegay inay Somaliland wada tashi ay ku soo gaadhay heerka ay Maanta taagan tahay, waxaanu ku baaqay in mar walba qaranimada iyo nabadgalyada la ilaaliyo.