Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaalada Ka Socda Dalka Itoobiya .
September 17, 2021 - Written by admin
Addis Ababa( Berberatoday.com)-Dagaalada ka socda dalka itoobiya ee udhexeeye dawlada iyo ciidamada jabhada TPLF Ayaa galay marxalado adag oo fara layskaga gubatay iyadoo dawladu ciidamadii ugu tirade badnayd gaysay aaga dagaal iyadoo sheegtay in ay guulo waawayn ka gaadheen.
