Beesha Caalamka Oo War Ka Soo Saartey Khilaafka Cakiran Ee Udhexeeya Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Somaliya.
September 18, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Xubnaha Beesha Caalamka iyo Igad, itoobiya Amisom Iyo hay’addaha daneeya arrimaha Soomaaliya ayaa War saxafadeed si wadajir ah Ka soo saaray khilaafka cakiran ee u dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo Raysal wasaare Rooble.
