Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Wadani Ee Gobolka Maroodi Jeex Oo Mudo Shan Cisho Ah Ku Xidhan Magaalada Hargaysa + Wadani Oo Aan ka Hadal Xadhigiisa!
September 21, 2021 - Written by admin
Masuul Katirsan Xisbiga Wadani Oo Xabsiga loogu Taxaabay Dhaliilo Uu Ujeediyay Madaxwayne Biixi Iyo Shacabka caasimada Hargaysa Oo Iswaydiinaysa Sobobta Xisbigu Uga Hadli Waayay Xadhigiisa!
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiye kixgeenka xisbiga wadani ee Gobolka maroodi jeex wali axmed jaamac ayaa maalintii Shanaad ku xidhan xarunta dambi baadhista ee c,i,d kadib Markii uu dhawaan warbaajinta ka dhaliilay madaxwaynaha jsl muuse biixi.
