Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar”Daawo Muuqaal
September 21, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Suldaanka guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay suldaanka cusub ee beelaha arab suldaan cabdiraxmaan suldaan cumar suldaan maxamed oo kursiga saldanada buuxiyay kadib markii dhawaan uu geeriyooday aabihii marxuum suldaan cumar.