Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Dhagax Dhigay 28 Guri Oo Loo Dhisayo Qoysas Danyar Ah.
September 22, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka’ cabdikarim xinif. agaasimaha waaxda Barakacayaasha ee hay’adda iyo masuuliyiin kasocday Hay’adda NRC ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc guryo loogu dhisayo 28 qoys oo danyar ah isla markaana kamid ah dadka barakacaasha ah ee ku dhaqan kaamka Naasahablood C ee magaalada Hargeysa.

