Masuuliyiin Ka Kala Socday Somaliland Iyo DDSI Oo Dhagax Dhigay Wado Laami Ah Oo Isku Xidhaysa Magaalooyinka Boorama Iyo Dharwanaaje. B
September 22, 2021 - Written by admin
Borama(Berberatoday.com)-Masuuliyiin ka kala socday Maamulka Magaalada Wajaale ee dhinaca dawlad deegaanka itoobiya iyo maayarka magaalada boorama oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka iyo Xubno qurba joog ah ayaa maanta si wada jir ah udhagax dhigay wado laami ah oo isku xidhi doonta magaalada boorama ee Somaliland iyo magaalada dharwanaaje ee ddsi.
