Garyaqaano Bayaan Sharci Kasoo Saaray Go,aankii Uu Madaxweye Muuse Biixi Dib Ugu Soo Celiyay Golaha Wakiilada Xeerka Furista Ururada Siyaasada!
September 24, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan oo ka hawlgala maxkamadaha Somaliland ayaa bayaan ay soo saareen kaga hadlay go,aankii Uu madaxwaynaha jsl dib ugu so celiyay xeerka furista ururada Oo mudo 55cisho ah horyaala xafiiska madaxwaynaha.