berberatoday.com
Cali Qaran Oo Katirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Sababta Keentay Sicir Bararka Meceeshada
September 26, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cali Jaamac Caraale(Cali Qaran)Oo Katirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada kana soo baxay Gobolka Saaxil  ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook faahfaahin Kaga Bixiyay Sababta Keentay Sicir Bararka Meceeshada suuqayada Somaliland oo maalmihii udambeeyay kor ukac weyni kuyimi waxaanu Xildhibaanu ku sababeeyay kor ukacaa meceeshada kirada koobnteenarada badeecadaha lagu soo rido oo siweyn kor loogu kiciyay kiradooda,
Halkan Hoose Kaga Boqo qoraalka Xildhibaan Cali Qaran
” FB 1902..
Suuqa kirada contains oo kor kac xooga sameeyey
1) Noolkii containerka 40ft January 2021 $2800 ila $3500
Hada waxa uu marayaa Noolkii containerka 40ft bishan sept 2021
$11,000 ila 14,000$
2) Noolkoo container 20ft January 2021 $1250 ila $1600
Hada waxa uu marayaa Noolkii containerka 20ft bishan sept 2021
$6000 – 7000$
Markaad faraqaa sidaa u badan eegto taasi waxa ay sababtay in ay kor u kac xad dhaafa ku keento meceeshadii dad badan oo danyarina awoodi waayeen in ay iibsadaan qawtudaruurigii.
Ganacsatadeenu berigii hore xoog umay isticmaali jirin containerka hada tobankii sano ee u danbeeyey dhamaan ganacsigii waxa uu isu dedelay in lagusoo rito contains kaa halka markii hore la isticmaali jiray maraakiib dulfuran oo iyagu khanankooda ku soo qaada badeecada. Waxa aan soo jeedin lahaa si umada danyarta ah loogu naxariisto waa in ganacsatada waaweyni dub u bilaabaan maraakiibtii bangaaliyada ahaa ee ay raashinka ku keeni jireen si sixirka maceeshadu hoos ugu dhaco.”
Xil. Cali Qaran.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews