berberatoday.com
Iskuduwaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Awdal Oo Ka Warbixiyay Tirada Dadka Laga Helay Xanuunka Covid19 Iyo Tirada Ugeeriyootay!
September 27, 2021 - Written by admin

Borama(Berberatoday.com)-Iskuduwaha wasaarada caafimaadka ee gobolka awdal ayaa ka warbixiyay xaalada xanuunka coronavirus oo soo laba kacleeyay ayaa sheegay in bilihii ugu danbeeyay baadhintaan  xanuunka covid19 lagu sameeyay 4037 qof halka xanuunka laga helay 349 qof.

Sidoo kale isuduwaha wasaarada caafimaadka ee gobolka awdal ayaa faah faahin ka bixiyay dadka xanuunka laga helay iyo goobaha ay ka kala yimaadeen

Dhanka kale iskuduwaha wasaarada caafimadka e gobolka awdal ayaa sheegay in ay maanta xanuunkaasi ugeeriyoodeen Afar qof.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews