Xogaha Laga Helayo Booqashadii Uu Madaxwayne Cabdiraxmaan Saylici Ugu Tagay Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Iyo Nuxurka Codsi Uu Ugudbiyay.
September 27, 2021 - Written by admin
Dubai(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi saylici oo uu weheliyo wasiirka isgaadhsiinta iyo Technolajiyada jsl iyo iyo saraakiil kale ayaa maalintii shalay booqasho ugu tagay madaxwaynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo hoyga uu ka degan yahay magaalada Dubai ee iskutaga Emaaraadka carabta kaasi oo ahaa safar booqasho,
