berberatoday.com
Xogaha Laga Helayo Booqashadii Uu Madaxwayne Cabdiraxmaan Saylici Ugu Tagay Madaxwaynihii Hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo Iyo Nuxurka Codsi Uu Ugudbiyay.
September 27, 2021 - Written by admin

Dubai(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi  saylici oo uu weheliyo wasiirka isgaadhsiinta iyo Technolajiyada jsl iyo iyo  saraakiil kale ayaa maalintii  shalay booqasho ugu tagay madaxwaynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo hoyga uu ka degan yahay magaalada Dubai ee iskutaga Emaaraadka carabta kaasi oo ahaa safar booqasho,

Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ayaa isagu mudo ku suganaa magaalada Dubai balse booqashada uu ugu tagay madaxwaynihii hore axmed siilaanyo oo uu 7sano kuxigeen u ahaa ayaa dabada socotay booqasho uu maalin ka hor ugu tagay gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan ciro oo uu weheliyo Boqor cismaan aw Maxamuud Buurmadow oo mudooyinkii danbe deganaa dalka Emaaraadka carabta.

Wararka laga helayo booqashada Cabdiraxmaan Saylci ugu tagay madaxwaynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in uu daarnaa codsi oo ka siday madaxwayne biixi in uu ugudbiyay

Halkan Kadaawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews