Dawlada Shiinaha Oo Maraakiib Dagaal Usoo Dirtay Gacanka Cadmeed Iyo Marinka Bada Cas. C
September 28, 2021 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Dawlada shiinaha ayaa marakiib kuwa dagaal ah usoo diray gacanka cadmeed iyo marinka bada cas oo ay kulaalayaan wado ay kamid tahay Somaliland
Dhaq dhaqaaqa uu dalka shiinuhu ka bilaabay marinka bada cas iyo gacan cadmeed ayaa wali aanay ka hadal dawladaha ku laalaya iyo wadamada reer galbeedku.