berberatoday.com
Masuul Uhadlay Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Inay Ku Fashilantay Sugida Abniga Gobolka Sool, Wasiir Kaahina Ugu Baaqay In Uu Iscasilo!
September 29, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Mucaaridka ee wadani maxamed faarax ayaa xukuumada Madaxwayne biixi ku eedeeyay in aanay marnaba iska xil saarin Amaanka gobolka sool iyo waxka qabashada dadka lagu laayo Aanay jirin cid ay xukuumadu usoo qabatay.

Sidoo kale xoghayaha xisbiga wadani ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in qaybo kamid ah gobolka sool ay socdaal ku yimaadaan wasiiro katirsan dawlada fadaraalka ah ee somaliya xukuumada Somaliland aanay mar qudha ka hadal.

Dhanka kale xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga wadani ayaa wasiirka arimaha gudaha ku eedeeyay in uu ku fashilmay shaqadii qaranka isagoo ugu baaqay in uu iska casilo xilka maadama uu ku fashilmay in uu guto xilkii wasaarada arimaha gudaha.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews