Siyaasi Cali Qoryoolay Oo Ka Waramay Waxyaabaha Uu Kusoo Arkay Magaalada Wajaale Iyo Sida Ay Xukuumadu Uhagratay!
September 29, 2021 - Written by admin
Wajaale(Berberatoday.com)-Qoraal Cali Dool Axmed(Cali Qoryaalay) oo kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ayaa ka xog waramay socdaal uu ku tagay magaalo xuduudeedka tog wajaale iyo ay u hagradeen xukuumadaha somaliland ee xilalka iskaga kala danbeeyay iyo muhiimada ay ugu fadhido qaranka Somaliland iyo dhismayaasha and horumarka ay gaadhay,
