berberatoday.com
Roobab Ka Da,ay Deegaanka Boodaale Ee Degmada Bulaxaar Oo Sobobay Khasaare Iskugu jira Dhimasho Iyo Dhaawac!
September 30, 2021 - Written by admin

Boodaale(Berberatoday.com)-Roob Laxaad Leh oo ka da,ay deegaanka Boodaale Ee Degmada Bulaxaar Ee Gobolka Saaxil ayaa sobobay khasaaraha  laba qof iyo dhaawac laba qof oo kale.

Gudoomiyaha degmada bulaxaar oo ka hadlay khasaaraha Dhimasho iyo dhaawac ee uu sobobay roobkani ayaa sheegay In labada qof ee geeriyooday kuwa dhaawac ah uu ku dhacay Danab halka uu khasaare kale soo gaadhsiiyay xoolo iskugu jira Adhi, Geel Iyo Riyo kuwaasi oo aan tirada la shaacin inta uu gaadhsiisan yahay  khasaarahoogu.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews