berberatoday.com
“Waa Nasiib Daro Inaan Ilaa Hadda Wax Talaabo Ah Laga Qaadin Ninkii Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye Kamid Ahaa Ee Xildhibaanka Weeraray” Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Waddani”Daawo Muuqaal
September 30, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-“Shalay Qaranka JSL waxa soo gaadhay dhaawac weyn, Xildhibaan Guruuje waa xildhibaan huwan astaantii Qaranka oo ummadi soo dooratay, waxaana shalay gacan saaray xubin ka mid ah taageerayaasha Kulmiye ee waliba sida gaarka ah ugu dhaw ee sida gaarka ah indho la’aanta ugu difaaca Madaxweynaha ee sida gaarka ah indho la’aanta ugu difaaca Kulmiye iyo xukuumaddiisa, Waxaa nasiib darro ah in aan dhaawaca xubinta Kulmiye ka tirsan maalinta cad gaystay aan ilaa hadda wax tallaabo ah laga qaadin waxaanay tusaysa in aan caddaaladda loo sinayn, ”

Xoghayaha Arrimaha guddaha ee Xisbiga WADDANI Mudane Maxamed Faarax Cabdi.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews