berberatoday.com
Wafti Wasiiro Ah Iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Caawa Gaadhay Magaalada Laascanood Ujeedada Safarkooda!
September 30, 2021 - Written by admin

Laascaanod(Berberatoday.com)-Wafti uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha Somaliland oo ay weheliyaan wasirada gaadiidka iyo wadooyinka,xanaanada xoolaha,warfaafinta iyo taliyaha ciidanka booliska ayaa caawa gaadhay magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood.

 

Waftiga wasiirada ah iyo taliyaha ciidanka booliska ayaa waxaa magaalada laascanood kusoo dhaweeyay maamulka gobolka kuwaasi oo ah gudidii dhawaan madaxwaynaha somalland umagacaabay madaxwaynaha Somaliland xaalada anbi daro iyo dilalka masuuliyiinta gobolka ayaa ujeedadoodu tahay sidii ay ugu kuur gali lahaayeen xaalada dhabta ah ee gobolka.

Waxaana ujeedada safarka waftigan ka hadlay wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahin,wasiirka gaadiidka iyo horumarinta wadooyin iyo wasiirka xanaanada xoolaha siciid sulub.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews