berberatoday.com
“Waxaanu Ka Xunahay In Qaramada Midoobay Markhaati Ka Noqoto Doorashada Beenta Ah, Iyo In Ay Yidhaahdaan Somaliland Ayay Matalaan 30 Inan, Oo Dalka Dambiilayaal Qaran Ka Ah ”Cabdiraxmaan Saylici.
October 1, 2021 - Written by admin

Burco(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kazoo yeedhay wakiilka qaramada Midoobay ufadhiya somaliya oo goob joog ka ahaa xubnaha dibad wareega ee magaca Somaliland ujira maamulka muqdisho ismarkaana lagu doortay magaalada muqdisho,

Sidoo kale adaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici maamulka muqdisho iyo beesha caalamka ugu baaqay in aanay marnaba matalin xubno lagu soo dhoob dhoobay muqdisho ismarkaana ay talaabo adag ka qaadi doonaan xubnihii dooranayay ee wajiga qarsaday.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews