Golaha Wakiilada Oo Cod Ku Ansixiyay Dalacsiinta Darajooyinka Degmooyinka Caynabo, Hawd Iyo Taleex”Daawo Muuqaal
October 2, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ansixiyey mooshinka darajo dalacsiinta Dagmooyinka Caynabo, Taleex iyo Baligubadleh.
Degmooyinkan, ayaa laga dhigay derejada B, iyaga oo markii hore ahaa C
Berberatoday.com