Qaramada Midoobay Oo Walaac Ka Muujisay Go’aanka Itoobiya Ku Ceydhisay 7 Sarkaal Oo Shaqaalaha Qaramada Midoobay Katirsan
October 2, 2021 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dowladda Itoobiya ayaa amar ku bixisay in dalkeeda laga saaro toddobo sarkaal oo oo ka tirsan Qaramada Midoobay, sidda lagu sheegay bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadd maalinimadii shalay oo Khamiis aheyd.
