Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Sweden Oo Ka Hadlay Mashruuc Muhiim Ah Oo Ay Dalka Keenayaan!
October 3, 2021 - Written by admin
Sweden(Berberatoday.com)-Safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden Amb sakariye Xasan wacays oo ay weheliyaan xubno kamid ah jaaliyada reer Somaliland ee dalka Sweden iyo xildhibaan katirsan baarlamaanka Somaliland oo booqday safaarada ayaa ka warbixiyay mashruuc loogu talo galay dadka dhagaha la oo Sweden ugu deeqday Somaliland in laga hirgalin doono Somaliland.
